Dagaal culus iyo Duqeymo oo saaka dib uga bilaawday Degmada Dayniile

October 22, 2011 - Written by

Muqdisho:-Dagaal culus iyo duqeymo xoogan ayaa saaka aroortii dib uga qarxay Degmada Dayniile ee gobalka Banaadir dagaalka ayaa waxaa uu daba socdaa weerar culus oo ay xalay soo qaadeen ciidamda ururka Al-shabaab.ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM ayaa saaka weerar kula jarmaaday qeymo ka mid ah Degmada dayniile waxaana si culus loo maqlayaa dhawaqa Madaafiicda iyo Taangiyada iyada oo ay Al-Shabaab isticmaalayaan garaawi Tikniko ah iyo miinada dhulka lagu aaso.

Dagaalka ayaa ku socda si xowl ah waxaana la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan ciidanka AMISOM ayaa doonaya in ay si buuxda ula wareegaan Degmada Dayniile oo ah Degmo  istaraatiiji ah.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,780 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>