Kitaabkii uu ka akhrinayey Sh Cabdiraxmaan Abyad Masjid Al-Tawxiid.(Dhamaad)
(October 10, 2011)
Copenhagen:-Waxaa hadda si live ah u socda darsigii 5aad ee uu Shiikh C/raxmaan Abyad ka akhri nayey Masaajidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark, Shiikh Cabdiraxmaan Aby
Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho
(October 10, 2011)
Muqdisho:-Wararkii ugu danbeeyey ee ka soo baxa dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaa qaybo ka mid ah degmada Huriwaa iyo Yaaqshiid ayaa qaboobay xili ilaa saaka uu dagaal ka xoogiisa
Hay’adda Samafalka ee HARO oo soo bandhigtay mar kale waxqabadkeeda Abaaraha Somalia..(VIDEO + SAWIRO).
(October 10, 2011)
Sandiego:-Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa Video ku Saabsan Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Releif Organization (HARO) oo saldhigooda ama xaruntooda ay tahay Sandiego,California Mareykanka o
Ciidamo Beeleedyo isku hor fadhiyey Miyiga Degmada Rako oo la kala qaaday
(October 10, 2011)
Qardho:-Isimo iyo waxgaradka ka yimid gobolka Karkaar oo kaashanaya masuuliinta Puntland ayaa waxay ku guuleysteen in ay kala qaadaan maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamaya degmada Rako ee gobolka Karka
Dagaal ka socda Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho
(October 10, 2011)
Muqdisho:-Ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen fariisamo difaac oo ay ciidanka ururka Al-shabaab ay ku lahaayeen jidka isku xirta magalaada Muqdisho iyo Balcad , dagaalk