Darsigii Shiikh C/raxmaan Abyad oo baaqday caawa
(October 7, 2011)
Denmark:-Waxaa baaqday galabta Darsigii 5aad uu akhrin jiray Shiikh C/raxmaan Abyad ee ka bixi jiray Masaajid ka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark, Sh.Cabdiraxmaan Abyad  
Boqol iyo Konton Arday ah oo u dhoofay dalka Turkiga
(October 7, 2011)
Muqdisho:-Qaar ka mid ah ardaydii deeqda waxbarasho ka heshay dalka Turkiya ayaa saaka ka dhoofay garoonka Aadan Cadde ee magalada Muqdisho, Ardayda saaka u dhoofay dalka Turkiga ayaa  tiro ahaan gaa
Puntlland oo ka hadashay Markab weyn oo ku soo xirtay Dekadda Boosaaso
(October 7, 2011)
Boosaaso:-Wasiirka maaliyadda dowllada Puntland Faarax Cali shire ayaa shir jaraa.id oo uu ku qabtay magaalada Boosaso ee xarunta gobolka bari ayaa waxaa uu uga hadlay  Markab weyn oo ka yimid dalka
Nadwo caawa ay ka qayb galayaan culimo badan oo ka bixi doonta Qolka Islamic Al-taqwa Center
(October 7, 2011)
London:Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa walaalaha ku xiran Qolka Islamic Al-taqwaa Center ee Paltalka in ay caawa ka jirto muxaadaraad kale duwan iyo nadwo ay culimo badan ka qayb qaadan doonto ,culima