Hishiis laga gaaray colaadii ka dhacday Magaalada Gaalkacyo.(sawiro)
(November 30, 2011)
Garoowe:-Waxaa xalay si rasmi ah ay u soo afmeereen Isimo  loo xilsaaray xalinta dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo dhex maray beel ka mid ah beelaha dega magaalada Gaalkacyo iyo ciidamo ka
Qarax saaka lagu weeraray saraakiil ka tirsan DFKM oo ku sugnaa Villa Baydhabo
(November 30, 2011)
Muqdisho:-War haatan uu na sóo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xooggan oo sababay khasaare kala duwan  saaka lagu weeraray saraakiil ka tirsan DFKM oo u k
Koox hubaysan oo xalay ku dilay nin ganacsade ah degmada Balcad ee gobolka Sh.dhexe
(November 29, 2011)
Muqdisho:-Koox dablay ah oo hubeysan ayaa xalay waxaa ay ku dileen degaanka Ceel-Geelle oo ka tirsan degmada Balcad nin ganacsade ah oo aad looga yaqaanay degmada Balcad , ganacsadaha la dilay ayaa w
Sh Cabdirizaaq Xaashi oo Jeediyay Muxaadaro uu cinwaan uga dhigay Zinada (Video)
(November 28, 2011)
Seattle:-Sh Cabdirizaaq Xaashi oo ka mid ah  culimada iyo ducaada ku nool dalka Maraykanka ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masjidka   weyn ee Abubakr ee ku yaallo Seattle,Gobalka Wash
Al-shabaab oo16 hay’ado ka joojiyay in ay ka howlgalaan dhulka ay ka taliyaan
(November 28, 2011)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa saaka warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu shaqada ka joojiyey ilaa 16 hay’ado samafal ah oo ka howlgali jiray dalka Soomaaliya  kuwaa soo lagu eedeeyey   inay wa
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Is-goyska Sanca
(November 28, 2011)
Muqdisho:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaa 5 qof oo iskugu jira askar iyo dad rayid ah ay ku dhinteen halka 8 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay miinada
Sh.C/raxmaan oo muxaadaro uu kaga hadlay RUNTA ka jeediyay Masjidka Abubakr ee Seattle (Video).
(November 27, 2011)
Muxaadaro Qayim ahayd oo Cinwaankeedu ahaa RUNTA iyo ka fogaashaha Akhlaaqda Xun ee beenta iyo u dhawaanshaha Akhlaaqda wanaagsan ee Runta ayuu Sh. cabdiraxman Shiikh Cumar oo Muslimiinta gaar ahaan S
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray Markazkii Daarul Xadiis ee Damaaj
(November 27, 2011)
Yemen:-Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya Markazkii Daarul xadiis ee damaaj ayaa sheegaya in ilaa haatan dhimashada ardayda Markazka Daarul Xadiis uu gaaray ilaa haatan 26 halka dhaawaca uu si
Guddoomiyaha Baarlamanka DFKM Shariif Xassan oo Muqdisho ku soo laabtay
(November 27, 2011)
Axad, November 27, 2011 Guddoomiyaha Baarlamanka DFKM Shariif Xassan Shiikh.Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya isagoo maalmihii
Ciidamo ka wada tirsan DFKM oo dagaalamay
(November 27, 2011)
Muqdisho:-Dagaal u dhexeeyay ciidamo kawada tirsan DFKM ayaa waxaa uu dagaal ku dhex maray degmada Xamar weyne ee Gobolka banaadir, dagaalka saaka dhexmaray 2-da ciidan oo ka wada tirsan DFKM ayaa wax

Next Page »