
(October 20, 2011)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta waxaa uu soo bandhigay in ka badan ilaa 60 askari oo ka tirsan ciidanka Burindi kuwaas oo ku halaagsamay dagaal culus oo saaka ka qarxay Degmada Deyniile . A

(October 20, 2011)
Nairobi:-Sh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey magaalada Nairobi waxaana uu Sh Maxamuud Shible cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa Duruus laga qaad

(October 20, 2011)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada Soomaaliya ayaa muxaadaro qiimo leh waxaa uu ka jeedshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu muxaadaradiisa ugu magac daray Firqoo

(October 20, 2011)
Kismaayo:-Ciidamada DFKM iyo kuwa ururka Raaskaambooni oo ay taageerayaan ciidamada dalka Kenya ayaa si nabadgelyo ay kula wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose oo ay ka mid yihiiin dee

(October 20, 2011)
Muqdisho:-Ciidanka ururka Al-shabaab ayaa saaka dagaal ay la galeen ciidamo huwan oo ka tirsan kuwa AMISOM iyo DFKM waxaa ay ku dileen askar ka tirsan Ciidanka AMISOM, Ciidanka Al-shabaab ayaa ku so

(October 20, 2011)
Muqdisho:-Khamiis, Oktoobar 20, 2011 (Halgan) — Ciidanka DFKM oo ay taageerayaan ciidanka AMISOM ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir oo ka mid ah degmooyinka a

(October 20, 2011)
Denmark:-Maamulka Madarasada Daarul Quraan ee magaalada Copenhagen ayaa codsi u diraya Hooyo walba iyo Aabe walba iyo walaal walba waxayna si naxariis leh uga codasnayaan in ay ka qeyb qaataan Mash

(October 20, 2011)
Denmark:-Waxaa loogu bishaaraynayaa hooyooyinka iyo gabdhaha soomaaliyeed ee degan magaalada Odense iyo nawaaxigeeda in hoolka xaafadda Birkeeparken lagu qaban doono, Mutamarkii 8aad ee dumarka soomaa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|