
(October 26, 2011)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay in si qalad ah loo baahiyey war saxaafadeed ay si wadajir ah u wada qabteen isaga iyo madax weynaha Soomaaliya. Prof.

(October 26, 2011)
Muqdisho:-Madaxada DFKM ayaa maanta waxay warsaxaafadeed ka soo saareen soo gali taanka ciidamada dalka Kenya gudaha Soomaaliya waxaana ay shirjaraa,id ku qabteen magaalada Muqdisho waxaana shirka jar

(October 26, 2011)
Muqdisho:-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaalad

(October 26, 2011)
Garoowe, Arbaco, Oktoobar 26, 2011 — Madaxweynaha dowllada Puntland, Dr. C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ka dib safar uu mada

(October 26, 2011)
Nairobi :-Arbaco, Oktoobar 26, 2011 Culimadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen xaalada dalka Soomaaliya iyo

(October 26, 2011)
Minnesota:-Shiikh.Maxamed Idirs oo dhawaan soo gaaray dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota ayaa shalay waxaa uu khudbo jimcihii ka jeediyey masjidka weyn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center.Shiikh
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|