Madaxweynaha DFKM oo shir jaraa.id uga hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho
(October 4, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo galabta shirjaraa’id ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu uga hadlay qaraxii saaka ka dhacay xarunta wasa
Puntland President Condemns Al Shabaab Terrorist Attack and Sends Condolences to Families
(October 4, 2011)
PRESS RELEASE 04 October 2011 The President of the Government of Puntland State of Somalia, His Excellency Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole), on behalf of the people and Government of Puntland, str
Al-shabaab oo si rasmi ah u sheegtay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho
(October 4, 2011)
Muqdisho:-Waxaa goor dhow shirjaarid ku qabtay magaalada Muqdisho Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage Shiikh Cali Dheere isagoo sheegtay qaraxii maanta ka dhacay xarunta wasaarada har
Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo ka hadlay qaraxii Muqdisho
(October 4, 2011)
Garoowe:-Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh.Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay weerarkii qarax ahaa ee lala bartilmaamsaday xarunta wasaarada hargaha iyo saamaha isagoo qaraxaas kuwii fuliyey ku ti
Sh.C/qaadir Boobe oo Muxaadaro Qiimo Leh ka Jeedshay Nairobi(Daawo)
(October 4, 2011)
Nairobi:-Sh C/qaadir Boobe ayaa muxaadari aad u qiimo badan ka jeedshay magaalada Nairobi waxaana uu sheekhu uga hadlay Muxaadaradiisa In Nabdi Maxamed uu yahay Naxariis loo hibeeyey dunida oo dhan  
Faahfaahin ka soo baxaysa khasaarihii ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho
(October 4, 2011)
Muqdisho:-Qarax xooggan ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka xaruntii hore ee wasaarada Hargaha iyo Saamaha ee magaalada Muqdisho  iyadoo qaraxaan uu fuliyey nin  naftii hore ah oo watay gaari laga soo
Dhuusamareeb oo ay ka jirto dhaqdhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda
(October 4, 2011)
Dhuusemareeb:-Waxaa shalay ka dhacay dagaallo xooggan gudaha iyo daafaha magaalada Dhuusemareeb ee gobolka Gal-gaduud , dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyey ciidanka urruka Al-shabaab  iyo Ahlusuna iyo
Ogeysiis iyo raali gelin ku socota Akhristayaasha Halgan.net
(October 4, 2011)
London:-Waxaa dhamaan ku wargelinaynaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net in cilad dhinac Serverka oo ku timid hostinka ay keentay in webka uu hawada ka baxo oo ay hakadaan duruustii iyo warark