Banaanbax looga soo horjeedo Kenya oo ka dhacay duleedka Muqdisho.
(October 27, 2011)
Afgooye:-Banaanbax ay soo qabanqaabiyeen ururka Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay duleed ka magaalada Muqdisho kaasoo looga soo horjeedo soo galitaanka ciidanka dalka Kenya xuduuda Soomaaliya waxaana
Puntland Government Supports Kenya Intervention in Southern Somalia
(October 27, 2011)
PRESS RELEASE 27 October 2011 Following the Puntland President’s remarks on 19 October in London and again on 26 October in Garowe, the Government of Puntland State of Somalia supports the Kenyan mi
Shirka guddiga wadajirka ah ee ammaanka Soomaaliya (JSC) oo ka furmay Muqdisho
(October 27, 2011)
Muqdisho, Khamiis, Oktoobar 27, 2011 Waxaa saaka ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya shir loogu magacdaray Shirka guddiga wadajirka ah ee ammaanka Soomaaliya (JSC) oo ay ka soo
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raisulwasaaraha DFKM Pro.Cabdi wali
(October 27, 2011)
Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFKM Pro.Cabdi Weli Maxamed Gaas ayaa saaka mar kale shirjaraa,id ku qabatay magaalada Muqdisho kaas uu ku faahfaahinayo mowqifka xuluumadiisa ee ku aadan soo galitaanka ciid
Faa iidooyinka Xajka iyo Fadligiisa Sheekh C qaadir Boobe (Daawo)
(October 27, 2011)
Nairobi:-Sheekh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada duruusta iyo dacwada ka wada magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaan Masjidka Masjidul Aqsaa ayaa waxaa uu si qoto dheer uga hadlay faa
Elgiva Bwire Oliacha(Maxamed Sayif ) oo Maxkamad la hor keenay saaka
(October 27, 2011)
Nairobi:-Booliiska dalka Kenya ayaa saaka waxaa uu Maxkamad soo taageen eedeysane ay xalay gacanta ku dhigeen ciidanka nabad sugida ee dalka Kenya kaas oo deganaa guri ku yaal xaafada  Kayole ee mag