In loo Ictiraafo dadka Fadliga leh Ixsaankooda Sh.Umal (Maqal iyo Muuqaal)
(October 17, 2011)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid culimada dalka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada dalka Soomaaliyana aad looga yaqaan ayaa waxaa uu jeediyey muxaadrao qiimo leh uuna uga hadlay in dadka Ahlu
Al shabaab oo Bayaan ka soo saaray duulaanka ciidamada Kenya (Akhriso)
(October 17, 2011)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saaray duulaanka gardarada ah oo ay ciidamada Kenya ku soo qaadeen gobalada Jubada Hoose iyaga oo ku andacoonaya in Al-Shabaab ay afduub k
Ciidamo Kenyan ah oo gaaraya 400 oo ku sugan Duleedka Afmadow(Dhageyso)
(October 17, 2011)
Kismaayo:-Dad degan gudaha Somalia ayaa sheegay in ciidamo Kenyan ah ay gudaha ugu sii durkeen qeybo ka tirsan Somalia, kaddib markii ay ka soo tallaabeen soohdinta si ay dagaal ugu qaadaan kooxda
Ciidamada AMISOM iyo Kuwa DFKM oo Bam lagu weeraray
(October 17, 2011)
Muqdisho:-Ugu yaraan saddex qof oo ay laba ka mid ah yihiin askar ka tirsan ciidamada DFKM ayaa ku dhaawacmay weearar bam ah oo lagu qaaday xarunta  dhismaha jaamacada Gahayr oo saldhig u ah ciidamad
Sh. Xassan Cabdullaahi Xirsi (Xassan Turki) oo ka hadlay dagaalka ka socda J/Hoose
(October 17, 2011)
Kismaayo:-Sh. Xassan C/llaahi Xirsi (Xassan Turki) oo ka mid ah hogaamiyaasha ruuxiga ah ee ururka Al-shabaab ayaa mar uu la hadlay saxaafada waxaa uu sheegay in ciidanka dalka Kenya ay ku soo duuleen
Geeri Naxdin leh oo ku Timid Gabar aan Wax Xanuun ah Horay u qabin(Daawo Video-ga Duugta )
(October 17, 2011)
Waxaa  maalintii jimcaha ahayd  si lami filaan ah u Geeriyooday Shugri oo aan wax xanuun ah horay u qabin markaasna shaqa ka timid waxaana ay ka sheegatay madaxa xoogaa ka dibna ku geeriyootay Isbit