Duqii hore ee Beledxaawo Axmed Maxamed Yuusuf (Burkuus) oo la dilay
(October 5, 2011)
Gedo:-Waxaa maanta lagu dilay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Duqii hore ee degmadaas Axmed Maxamed Yuusuf (Burkuus), guddoomiyaha ayaa waxaa dilay 2 nin oo ku hubaysan bistooladoo  iyagoo marki
Gacan ku dhiiglihii dilay Nabadoon Xasan Xuseen Xasan (Waloore) oo dil lagu xukumay
(October 5, 2011)
Garoowe:-Maxkamadda derajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta xukun ku ridey gacan ku dhiiglihii dilay allaha u naxariistee Nabadoon Xasan Xuseen Xasan (Waloore) oo lagu dilay magaalada Gaalkacy
Xafladii furitaanka xarunta dhexe ee xawaalada Amal UK (Daawo Video-ga)
(October 5, 2011)
London:-Waxaa dhawaan laga furay magaalada London xarunta dhexe ee xawaalada Amal ee magaalada Londonxaflada furitaanka ayaa waxaa ka soo qayb galay marti sharaf kale duwan hoos ka daawo  Video-ga.
Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif oo saaka booqday goobtii shalay qaraxu ka dhacay
(October 5, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed ayaa dhawaan booqasho deg deg ah ku tegay xarunta hargaha iyo saamaha  oo shalay qarax ay la beegsadeen Al-shabaab, Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif ay