Elgiva Bwire Oliacha(Maxamed Sayif ) oo Maxkamad la hor keenay saaka

October 27, 2011 - Written by

Nairobi:-Booliiska dalka Kenya ayaa saaka waxaa uu Maxkamad soo taageen eedeysane ay xalay gacanta ku dhigeen ciidanka nabad sugida ee dalka Kenya kaas oo deganaa guri ku yaal xaafada  Kayole ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Taliyaha ciidanka Booliska ee dalka Kenya Jen Mathew Iteere ayaa sheegay in ninka lasoo qabtay uu heystay ilaa 13 Bam iyo qori  AK-47 ah wuxuuna sheegay in wili baaritaan badan uu socdo.

Elgiva Bwire Oliacha oo ah eedeysanaha lagu soo qabtay Bamka iyo qoriga AK-47 ah ayaa loo qaban wax qareen ah ka dib markii ay Maxkamada sheegtay in uu qirtay in uu ka tirsan yahay Ururka Al-Shabaab waxaana laga baqayaa in Maxkamada ay ku xukunto 15 sano oo xarig ah.

Wariye ka tirsan NTV ayaa waxaa uu wareysi ka soo qaaday imaamka Masjidka uu ku tukan jiray Maxamed Sayif oo magaciisa rasmiga ah ay maxkamada ku sheegtay Elgiva Bwire Oliacha  Hoos ka Daawo

C/casiis Maxamed
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online