Faa iidooyinka Xajka iyo Fadligiisa Sheekh C qaadir Boobe (Daawo)

October 27, 2011 - Written by

Nairobi:-Sheekh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada duruusta iyo dacwada ka wada magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaan Masjidka Masjidul Aqsaa ayaa waxaa uu si qoto dheer uga hadlay faa iidooyinka xajka iyo fadligiisa.
ka faa,iidayso Muxaadarada Sh C/qaadir Boobe oo ay isku duba riday Maktabada Sunna ee magaalada Nairobi.

Nairobi
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Salaamu Calaykum Mashalaah Sheekh C/qaadir Boobe waa daacid qiimo badan alaha dhowro culumadeena xajka waa midnimo soomaaliyeed midow kana bax kala taga qabiil iyo kan diineed

Leave a comment

*