Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif oo ku qaabilay xafiiskiisa wafdi ka socday dalka South Africa

October 12, 2011 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh. Axmed ayaa maanta ku qaabilay Villa Soomaaliya wafdi ka socda dalka Koonfur Afrika oo uu horkacayo  ergayga madaxweynaha dalkaas u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya,oo lagu magacaabo Jarles Ukakura.

Wafdiga uu hogaaminayo  Jarles Ukakura iyo madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka labada dal ka dhexeeya iyo dhibaatada lagu hayo jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika .

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa dhibaato xoogan oo isigu jira dhac iyo dil bareer ah ku haya kooxo burcad ah waxaana lagu dilay wadanka Koonfur Afrika Soomaali aad u tiro badan su,aasha is weydiinta leh ayaa ah DFKM iyo madaxdeeda wax ma qaban doonaan dilka joogtada ee lagu hayo Soomaalida qoxootiga ku ah Koonfur Afrika .

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online