Markaskii Salafayiinta ee u weynaa Yemen oo ay go,doomiyeen Xuutiyiinta

October 29, 2011 - Written by

Yemen:-Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Damaaj oo ay ku taalo xarunta waxbarasho ee u weyn Dacwa Salafiya oo uu asaasay Sh Al-Muxadis Muqbil Bin Hadi Al Waadicii raximahulaah ayaa sheegaya in ay Markazka Damaaj ay go,doomiyeen kooxda raafidada ee Xuutiyiinta iyaga oo ka gooyey sahaydii oo dhan.

Mid ka mid ah ardayda Markaska Damaaj oo la soo xiriiray Halgan.net ayaa sheegay in wadad ay xiran tahay walaalahana uu xaalkooda fiicnayn.

Kooxda xuutiyiinta ayaa waxaa garab siiya dalka Iran waxayna cadawtino weyn u qabaan Dacwa Salafiya oo uu hurmuud ka ahaa Sh Al-Muxadis Muqbil Ibnu Hadi Wadici Raximahulaah iyaga oo dhowr mar weeraro Bam ah ku qaaday inta uusanba kacdoonka ka bilaaban dalka Yemen.

Markazka Damaaj ee la yiraahdo Daaru Xadiis waxaa uu soo saaray culumo iyo ducaad aad u tiro badan kuwaas oo ka kala yimid wadamada aduunka oo dhan  waxaana markazka haatan gacanta ku haya Sh Yaxya Al Xajuuri Xafidahulaah .

kooxda Xuutiyiinta ayaa go,doomin ku haya maalintii 10aad  markazka Daarul Xadiis ee Damaaj waxaana alle uga baryeynaa Culumada iyo ardayda in uu ka xifdiyo sharta Raafidada iyo shiicda Xuutiyiinta.

Markii uu caawa soo gaaray warka Halgan.net ayaa waxaan  khadka Telfanka kula xiriirtay laba ka mid ah culumada Salafiyiinta ee Yemen  oo kala ah Sh Maxamed Imaam oo Markaz ku haya magaalada Macbar  iyo Sh Maxamed Cabdi wahaab wusaabi  nasiib daro nooma suurto galin in aan helno.

Halgan.net waxay isku dayi doontaa in ay xiriir la sameyso culumda Salafiyiinta ee Yemen si aan u soo gudbino xog sugan hadii alle idmo .alaha xifdiyo culumada iyo ardayada iyo ducaada dacwa Salafiya ee Yemen.

Hoos ka Akhriso Bayaan uu Sh Yaxya Xajuuri ku xaqiijinayo go,doominta Markazka Daarul Xadiis ee Damaaj.

 

التِقْصَار فِي خَبَرِ حِصَارِ الحُوثِيِين علَى الدَارِ

بسم الله الرحمن الرحيم
الحمدلله رب العالمين والصلاة والسلام على محمد وعلى آله وصحبه وسلم …وبعد
فقد كثرت الاستفسارات والاتصالات من كثير من الأخوة السلفيين من أماكن عدة عن حقيقة مايجري حاليًا في دار الحديث بدماج حرسها الله , وذلك في ظل الحصار الذي تفرضة الرافضة قبحهم الله على الطُرق المؤدية إلى الدار فنقول وبالله التوفيق:
بدأ الحصار يوم الخميس 22ذو القعدة 1432هـ ، ولازال مستمرًا حتى الآن حيث يقومون بمنع دخول المواد الغذائية والتموينية ،وكذلك يقومون بمنع من أراد السفر من الدار لقضاء بعض شؤونهم ، بما في ذلك المرضى ومن أراد السفر للحج ، قائلين لهم :” ارجعوا حجوا عند الحجوري”!! …وكان قد سبق هذا الحصار عدة إرهاصات تمثلت في التفتيش الدقيق على كل شئ يدخل إلى الدار، وحجز بعض الطلاب الذين توجد معهم بعض المنشورات والكتب والمطويات , وكذلك قاموا بسجن بعض الأخوة والتضييق عليهم , كما قاموا بتزوير رسالة ونسبوها للشيخ يحيى الحجوري حفظه الله وقاموا بتوزيعها على نطاق واسع في محافظة صعدة وغيرها من أجل تهييج أتباعهم على دار الحديث وشيخها وطلابها , وقد رد الشيخ حفظه الله على تلك الرسالة المزورة وبين أنها مكذوبه عليه كما هو موضح في موقعه حفظه الله تحت هذا الرابط:

وهناك وساطات جارية من بعض مشايخ القبائل حفظهم الله مع الحوثيين لفك هذا الحصار الجائر, ونرجوا أن يكون لها مردود حسن في رفع الحصار إن شاء الله , كما أن هناك جهود قام بها بعض إخواننا أهل السنة سواء في بلاد حاشد أو الجوف أو قبيلة وائلة وغيرها من المناطق بقطع الطُرق على الرافضة مطالبين بفك الحصار عن إخوانهم بدار الحديث بدماج, وهناك العديد من الاتصالات من الكثير من الأخوة بأماكن كثيرة تأتينا ويطلبون فيها النصرة لإخوانهم فندلهم على دعاء الله عز وجل واللجوء إليه فهو من أعظم أسباب الفرج بعد الشدة .

ونحن نبشر جميع إخواننا السلفيين بكافة أنحاء العالم على أن الدار على ماهي عليه من التدريس والتأليف والدعوة ولم تفت هذه المعاملة السيئة من قبل الرافضة من عضد إخوانهم في دار الحديث بحمد الله ، ومن إقدامهم ومثابرتهم على الخير والشجاعة والإقدام والبسالة واستعدادهم للخيار الوحيد إما حياة السعداء وإما موت الشهداء في الدفاع عن دار الحديث وهم بحمدالله على ثقة عظيمة بالله عز وجل أنه لن يضيعهم , ونقول لهؤلاء الرافضة ومن إليهم :” ياأيها الناس إنما بغيكم على أنفسكم...ومع ذلك نحمد الله عز وجل فكل مانمر به من ظروف حالية في الدار نستشعر به ماحصل لسلفنا الصالح من الصحابة والتابعين رضوان الله عليهم.

وكتبنا هذا لما رأيناه من مزايدات ببعض المواقع الإخبارية حيث زعموا أن الطلاب تركوا بعض مواقعهم للحوثيين وخروج بعض الطلاب من الدار إلى غير ذلك فاضطرينا للكتابة والتوضيح ليطمئن إخواننا السلفيون الغيورون على دار الحديث بدماج حرسها الله من كيد الأعداء.

والحمدلله رب العالمين.

أملاه عبر الهاتف/أبومحمد

عبد الحميد بن يحيى بن زيد الحجوري

حفظه الله

وكتبه :أبوعبدالله الكحلاني وفقه الله


بتاريخ

26 من ذي القعدة 1432هـ

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

5 Comments so far

Leave a comment

  1. ummadda muslimiinta ah dhamaantood alaha wada dhowro …. walaalaheen reer yemena haku quusqaateen soomaaliya libya iyo afganistaaan,,,,, kala qoqoqob iyo annaga uun baa saxsan horumar lagu gaari maayo.
    ilaaahoow xafid ummadda islaamka dhamaantood.

  2. Raafido lama tuugee noo iclaamiya jihaad–oo aan walaalaha u gurmanno inkasta oo ay yihiin jamaaco jihaadul casri fitno u taqaan,,Haddana waa iska caddahay ina rag aan isdeyno mooyee in aanu idaa kugu dayneyn, Fariiladaas jihaadka ee laga xishooday waa waxa kaliya ee Gaalo iyo Raafido laysaga yureeyn karo ee waddadii laga leexday dib halloogu laabto. Wabillahi Towfiiq

  3. نسأل الله أن يحفظ الإسلام والمسلمين ، نعلم اليوم أن الشيعة شنت هجوما عنيفا لعقيدتنا السلفية وتريد أن تهدم السنة على وجه الأرض وهي عاجزة عن ذلك ، لأن الله سبحانه وتعالى وعد عباده المتقين بالنصر وأن الحق هو الأغلب .
    والآن نرى أنهم يحاصرون هذا المركز العظيم ، أقول لأخواني في الدماج اصبروا واحتسبوا إما النصر وإما الشهادة بإذن الله.

    أخوكم : ياسين محمد أحمد ( أبويحيى النوري)

  4. ILAHAY AYAAN KABARYAYNAA INUU XIFDIYO MARKAZKA SALAFIYINTA KANA BADBAADIYO SHARTA RAAFIDADA AAMIIN

  5. Salaamu Calaykum
    ilaahay ha dhowro dacwa salafiya Yemen hana ka dhowro shiicada raafidada ah halgan.net iyo maamulkeedaana alaha xifdiyo sida tacasub la,aanta ah ee aad u soo gudbisaan waxaan aad uga murugeysnahay sida dacwa salafiya ay isku khilaafsan tahay iyo sharta loo maleegayo ilaahow xifdi mideena culumada salafka

Leave a comment

*