Nadwo caawa ay ka qayb galayaan culimo badan oo ka bixi doonta Qolka Islamic Al-taqwa Center

October 7, 2011 - Written by

London:Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa walaalaha ku xiran Qolka Islamic Al-taqwaa Center ee Paltalka in ay caawa ka jirto muxaadaraad kale duwan iyo nadwo ay culimo badan ka qayb qaadan doonto ,culimada ayaa waxaa ka hadli doono haddii alle idmo mowduucyo kale duwan waxaan culimada ka qaybqaadan doontaa ka mid ah.

 

Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar

Sh Yuusuf Aadan  

Sh Maxammed Sh Cismaan

Sh Maxammed Cumar Dirir

Sh Maxammed Idiris Axmed

Sh Cabdullaahi Xambali

Sh Maxammuud Sh Xasan Abu Dalxa

Sh Xasan Ibraahim Ciise

Sh Cabdulqaadir Cali Cambe

Sh Tawakal Yuusuf Ismaaciil,

 Sh Maxammed Xasan iyo culimo kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin –

 Waxay bilaabanaysaa muxaadaraadka culimada Jimcaha 07/Oktobar 2011 oo ku aadan 09/Dul Qacda – 1432.Waxaa uu u dhacayaa jadwalka berito sidan:

 13:00 Quraan Akhriska iyo Furitaanka Dowradda.

 13:30 – Sh Maxammuud Sh Xasan Abu Dalxa –

 14:30 – Sh Xasan Ibraahim Ciise   Toddobada Allaah swt hooskiisa Harsanaysa

 16:00 – Sh Cabdullaahi Xambali           – Wanaaga Islaamku leeyahay

 17:30 – Sh Cabdulqaadir Cali Cambe      – Ramadaan maxaa ka dambeeyey.

 18:15 – Sh Maxammed Cumar Dirir         – Diintu waa naseexo.

 19:00 – Sh Maxammed Idiris Axmed   Dilka Qof muslinka ah ?

 Waxaa intaa ka dambaysa Nadwo ay soo fadhiisan doonaan culimadda kale ah Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar, Sh Yuusuf Aadan iyo Sh Maxammed Sh Cismaan

Cinwaanka Nadwadda waa << Xurmadda Dhiiga Muslimiinta >>Waxay nadwadda noo bilaabanaysaa  21:00 om uk time.Waxaan Allaah swt ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwo ka faaiidaysta.

Waxaa Nadwada kala  socon karaa    Qolka Altaqwa Network ee paltalk   qolka waxaa lagu soo galaa 218-936-4343 ka dib waxaa pin#114

 Wassalaama caleykum wrt wb

 Maamulka Qolka Islamic Al-taqwa Center

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online