Ogeysiis iyo raali gelin ku socota Akhristayaasha Halgan.net
October 4, 2011 - Written byLondon:-Waxaa dhamaan ku wargelinaynaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net in cilad dhinac Serverka oo ku timid hostinka ay keentay in webka uu hawada ka baxo oo ay hakadaan duruustii iyo wararkii ku soo bixi jiray webka aad baan uga raali gelinaynaa arrinkaas akhristayaasha ilaa shalay soo booqanayey webka oo ay u suuroobi weyday in ay daalacdaan wararka iyo in ay la socdaan casharkii sida Liveka ahaa uga bixi lahaa shalay Halgan Tv ee uu jeedinayayey Sh Cabdiraxmaan Abyad.
Insha Allaahu saacadaha soo socda ayaa webka dib u bilaabi doonaa wararkii aad uga barateen iyo duruusta cusub ee
markaas socota
Maamulka webka Halgan.net