Ogeysiis: ka faa’iideyso aqoon isweydaarsi diini ah

October 20, 2011 - Written by

Denmark:-Waxaa loogu bishaaraynayaa hooyooyinka iyo gabdhaha soomaaliyeed ee degan magaalada Odense iyo nawaaxigeeda in hoolka xaafadda Birkeeparken lagu qaban doono, Mutamarkii 8aad ee dumarka soomaaliyeed ee ku nool jaziiradda Fyn.
Aqoon kororsigan waxaa la qaban doonaa 21-23 Okt 2011
Waxaa lagu dhiira galinayaa dumarka reer Odense inay ka faa’iidaystaan fursadaas qaaliga ah.Ciwanka koorsadu wa:

“Jidka janada loo maro.
Culumada iyo ducaada ka soo qeyb galeysa.

Sh. Osman Uk
Sh C/raxman Abyad
Sh. Mustafe Aden– (Abuu Rowda.)
Sh. Maxamud Sh Xassan
Sh. C/raxmaan Eesh
Sh. Mahad
Maadooyinka lagu qaadan doono aqoon kororsiga waxay xidhiidh toos ah la leeyihiin cinwaanka dowrada. Maadada iyo Sheekha jeedinayaba waxay ku muujisan yihiin jadwalka aqoon kororsiga.
Casharadaas waxaa soo jeedin doono culimo dibadda ka iman doona iyo qaar ka mid ah culimadda wadankaHadaba walaalayaal anagoo ka duulayna Hadalkii Nabbiga (NNK) ee ahaa: ”QOFKUU ILLAAHAY KHAYR LA DOONO WUXUU WAAFAJIYAA FAHANKA DIINTA ISLAMKA” ayaan waxaan isku boorinaynaa inaan laga maqnaanin goobaha lagu kororsanayo aqoonta diinteena qiimaha badan insha allaah

jadwalka mutamarka dhan si tooos goor dhaw u filo JZK
waxaadne Si Toos oo maqal iyo muuqaal usoo deyn doonto websiteka fatxusalaamTvHalgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online