khudbo jimcihii shalay Sh Maxamed Idirs uu ka jeediyey masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Center.(Dhagayso).

October 26, 2011 - Written by

Minnesota:-Shiikh.Maxamed Idirs oo dhawaan soo gaaray dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota ayaa shalay waxaa uu khudbo jimcihii ka jeediyey masjidka weyn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center.Shiikh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay in ay khatar tahay in la fidiyo ama lagu sheekeysto waxyaabaha been abuurka ah ama dadka muslimiinta la iskugu dirayo arrinkaas oo uu shiikhu si wanaagsan uga hadlay.

Hoos ka Dhagayso Khudbo Jimcihii shalay uu Shiikh Maxamed Idirs jeediyey

[audio:https://halgan.net/Mp3/ishaacaatkashMaxamedIdris.mp3]

Shiikha Maxamed Idirs ayaa waxaa kale oo uu ka jeediyey Masjidka weyn ee Abubakar As-Saddique Islamic Center, muxaadaro uu Shiikha uga hadlay Tobanka Dul-Hijja (Arafo) iyo Fadligooda”, Shiikh Maxamed ayaa waxaa kale oo  maalinta beri ah ee Axadda bacdal Casar u jeedin doonaa Dumarka kaliya  muxaadaro uu ugu magacdary *“21 Darsi oo laga qaadanayo Suuratu An-Nuur.

Hoos ka Dhagayso Tobanka Dul-Hijja (Arafo) iyo Fadligoodashalay uu Shiikh Maxamed Idirs jeediyey
[audio:https://halgan.net/Mp3/fadligadulxijjah.mp3]

Qaybta koowaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur

[audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_1_aad.mp3]

Qaybta labaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur iyo Su’aalo iyo Jawaabo-

[audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_2_aad.mp3]

Maalinta Isniinta Salaada Subax ka dib  ayaa shiikh Maxamed Idirs ka jeedin doonaa wacdi kooban  iyo dardaaran Masjid Abubakar As-Saddique Islamic Center ee dhamaan ha laga faaiidaysto.

Masjid Abubakar As-Saddique .
Faah faahin intaa dheer fadlan soo wac 612-871-8600 Ex:0  ama 
aaic@abuubakar.org

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online