Ra.iisul Wasaaraha DFKM Prof Gaas: Kenya Waa ay Joogi Kartaa Gudaha dalka Somaaliya.(Dhagayso)

October 26, 2011 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay in si qalad ah loo baahiyey war saxaafadeed ay si wadajir ah u wada qabteen isaga iyo madax weynaha Soomaaliya. Prof. Cabdiweli oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in shir saxaafadeedka lagu kala caddaynayey madmadow uu sheegay inuu ka dhashay hadalkii madaxeynaha Soomaaliya sheegay laba malamood ka hor oo uu ku saabsanaa joogitanaka ciidnaka Kenya ee Soomalaiya.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sheegay in dawladdiisu soo dhoweynayso joogitaanka ciidamada Kenya. Haaruun Macruuf ayaa ugu horrayn weydiiyey inuu sharraxo mowqifka dawladda.

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online