Shiikh Umal oo khudbadii Jimce shalay uga hadlay Tobanka Dul-Hijja u horaysa iyo Fadligooda(Dhagayso)

October 29, 2011 - Written by

Nairobi:-Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa shalay khudbadii Jimce waxaa uu Shiikhu uga hadlay fadliga iyo wanaaga ku jira Tobanka Dul-Hijja oo ah 10 bari oo aad loo amaanay, Shiikh Umal ayaa waxaa uu ku tirtirsiiyey dadweynihii soo xaadiray khudbada Jimcaha in ay gunta giisha iskaga dhigaan oo ay 10-kaan beri ay aad ugu dadaalaan daacada Alle sidda Salaada ,Soonka iyo Dikriga Alle.

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Shiikh Maxamed Cabdi Umal

 Halgan.net

 

Leave a comment

Archives
October 2011
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online