
(November 21, 2011)
Waxaa loogu bishaareynayaa dhammaan Bulshada ku dhaqan St.Lous Mosouri in uu soo booqan doono Masjidka Sheikh Mohamed Idiris Axmed jeedin doonana Muxaadaraad waxii faahfaahin ah ka eeg Flyerka

(November 21, 2011)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan caawa laga maqlay degmada Wardhiiglay ee gobolka Banaadir gaar ahaan aga gaarka Ex-xaruntii hore ee MaxkamaddaÂ

(November 21, 2011)
AdisAbaba:-Dowlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday goorta ay go,aan ka gaareyso in ay qaadato magaca AMISOM ayna ka qeyb qaadato duulaanka lagu qaadayo gobalada Koofureed oo ay haatan gacanta ku haya

(November 21, 2011)
Qardho:-Wafdi ka kooban Isimo iyo waxgarad shalay ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa gaarey degmada Rako ee gobolka Karkaar iyagoo isla saaka bilaabay kulamo nabadeed ay

(November 21, 2011)
Muqdisho:-Guddoomiyihii hore ee degmada Kaaraan Cabdullahi Maxamed Rooble ayaa maanta waxaa laga sii daayey xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ka dib markii uu cafis u fidiyey madaxweynaha DFKM Shari

(November 21, 2011)
Qardho:-Kulan balaaran oo looga hadalyo guud ahaan Amniga Puntland , gaar ahaan kan Gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Magaaladda Qardho, kaas oo ay soo agaasimeen Maamul
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|