
(January 7, 2012)
Minisota:-Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya Xaaladda Dunida Muslinka Allaa mahad leh, isagaan u cuskaneeynaa umuuraheenna oo dhan,waxaan rabaa qormadan in aan dib idinkugu celiyo todobaatameeyadii,

(January 7, 2012)
Tababaro iyo Aqoon is weydaarsi aad u qota dheer oo looga hadlayey ka hortaga lacagaha sharci darada ah ee aan kasab hufan ku iman iyo la dagaalanka lacagaha burcad badeedka ayaa maanta ku soo xirmay Nadwadii Masjid Rowda oo gashay habeenkeedii Labaad.(Dhagayso)
(January 6, 2012)
Boosaaso:-Waxaa caawa mar kale si rasmi ah uga bilaawday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowda nadwo diini ah oo gashay habeenkeedii labaad iyadoo dadweyne fara badan

(January 6, 2012)
Muqdisho:-Shabakadda Wararka ee Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray kalimada wacdi ah oo uu Sh.Xassan Daahir Aweys ku tacliiqiyey khudbo Jimco ka dhacday Masjidka Ramadaan ee ku yaal Ceelasha Biyaha ee d

(January 6, 2012)
Boosaaso:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari gaar ahaan Masjidka Al-Rowada nadwo diini ah taas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u tiro badan iyo c

(January 6, 2012)
Rusternburg:-Culumadii Nadwada ka waday dalka South Afrika ayaa maanta gaaray magaalada Rusternburg waxayna halkaas ka bilaabeen Nadwo diini ah taas oo ay ugu magac dareen (Diintu waa Naseexo)

(January 6, 2012)
Hiiraan:-Ra’iisul wasaaraha DFKM iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu gaaray goordhow magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana socdaalkiisa ku Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya oo Duqeyn culus u geystay Jaziirada Kudhaa
(January 5, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubadda Hoose ayaa sheegaaya in diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay galabta duqeyn culus u geysteen jasiiradda Kudhaa

(January 5, 2012)
Boosaaso:-Maamulka Bangiga Dhexe ee Puntland ayaa maanta waxaa uu ku gubay lacag faalso ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lacagta ayaa waxaa suuqa soo galiyey qaar ka mid ah ganacsat

(January 5, 2012)
Muqdisho, 05 January 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdi weli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|