
(April 19, 2012)
Boosaaso:-Darsiga kowad ee kulan cilmiyeedka 10aad ee Nadwada Masjidka Al rowda ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa caawa darsigii koowaad ka soo jeediyay Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaa

(April 19, 2012)
Norway:-Waxaa halkan ugu soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net Muxaadaro uu Dr.Sheekh Cali Maxamed Saalax u jeediyeyy jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sout Afrika muxaadarada ayaa si live ah uga

(April 19, 2012)
Muqdisho:-Waxaa goordhowayd lagu dilay Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho Yuusuf Sheekh Xassan oo ahaa mid ka mid ahaa turjubaanada safaaradda Turkiga ee Soomaaliya waxaana dilay koox hubeysan oo aa

(April 19, 2012)
Boosaaso:-Waxaa caawa bacdal Maqrib ka bilaawday Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Nadwo cilmiyeed sanadla ah oo la qabto sanad walba bishan oo kale waxaana cinwaanka nadwada loogu magac dara

(April 19, 2012)
Garoowe: Shabakkada Wararka Halgan.net ayaa waxaa ay wajiga ka feydi doontaa cod la sheegay in Sheekh Cabdul qaadir Nuur Faarax uu leeyahay iyadoo codka Sheekha lagu soo beegay xili Dastuur cusub oo

(April 19, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr Alexder Ro

(April 19, 2012)
Denmark:-Sheekh Maxamed Cumar Diriri iyo Sh Maxamed Idris ayaa socdaal dacwo ku yimid dalka Denmark iyaga oo muxaadarooyin iyo dowro u qabtay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Denmark taariikh Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar
(April 19, 2012)
Qaahira:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar gaar ahaan magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas in uu muxaadaro u jeedin doono jaaliyada Soomaaliyeed Fadilat Sh
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|