Raisulwasaare ku xigeenka DFKM Cabdiwahaab Ugaas Xusen oo gaaray Garoowe
(July 24, 2012)
Garoowe:-Waxaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi uu horkacayo  raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khal
Howlgalo dad lagu qabtay oo ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(July 24, 2012)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa soo gaaray ciidamo badan oo ka yimid magaalada Garoowe kuwaas oo ka tirsan ciidanka daraawiishta ee Puntland waxaana ay howlgalo saa
Ra’iisul wasaaraha DFKM Gaas iyo Ergeyga QM Mahiga oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka.
(July 23, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Ergayga QM Dr. Augstina Mahiga, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la qa
Puntland oo saxaafada u soo bandhigtay hub ay ku qabatay degmada Caluula (Masawiro)
(July 23, 2012)
Saraakiil ka tirsan laamaha kala duwan ee ciidanka Puntland ayaa maanta waxaa ay saxaafada u soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ku qabteen Degmada Caluula ee gobalka Bari hubkaas oo ku rarnaa dooni w
Tafsiirkii quraanka ee Suuratul Dhaahaa ee uu Akhrinayo Sh Dr Cali Maxamed.[Video]
(July 23, 2012)
Oslo:Waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku xiran tafsiirka quraanka Kariimka ee ka baxa masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo uuna akhriyo Sh Dr Cali Maxamed Saalax in dadkii uu
Maxaa xal ah: Seattle Somali Activists Debate their Future.[Video]
(July 22, 2012)
Xabsiyada waxaa ka buuxo Soomaali dhalinyaro u badan waxbarasahada waxaa ka saaqido 10/8 Waalidka iyo Macalimiin ta iskuulada xiriir wanaagsan ma lahan,Aabayaasha oo eeda ugu badan la saaro hooyooyink
Ka qayb qaado dhismaha Mac-hadka Ibnu Kathiir ee magaalada Ceerigaabo[Daawo Video-ga]
(July 22, 2012)
Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee kheyrka jecel in ay ka qayb qaataan dhismaha Machad ka Ibnu Kathiir ee Magaalada Ceerigaabo oo ah Machad lagu barto shareecada Islaamka oo buls
Warsame Yuusuf Axmed oo lagu khaarajin lahaa qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
(July 22, 2012)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay maanta agagaarka guriga Warsame Yuusuf Axmed oo la dhashay Madaxweynihii hore ee DF
Sideen ku qaabilnaa ugana faa,ideysanaa bisha Ramadaan W/Q sheekh Abdirahman Ceeljaale
(July 21, 2012)
Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa qormo yar oo  ka hadleysa fadliga Bisha Ramadaan iyo sida aan uga faa,ideysan karno Ilaahay mahadii waxaa noo dhalatay bishii barakaysnayd ee ramadaan. Waxaan w
Tacsi:-ku socota Dhamaan Ehelada Maxamed Cali iyo Jaamac Maxamed oo shil gaari ku dhintay
(July 21, 2012)
Garoowe:-Waxaan Halkaan Tacsi uga direynaa hadaan nahay Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net wariye Maxamed Cali Cilmi oo shalay shilgaari ku dhinay waxaana uu shilka ka dhacay wadada u dhexeysa Gaalkac

« Previous PageNext Page »