Khudbadii Jimcaha ee Masjid Cumar Binu Khadhaab Qardho oo looga hadlay Filimkii lagu aflagaadeeyey Nebiga Mohamed.(NNKH)
(September 17, 2012)
Waxaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Cumar Binu Khadhaab ee magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar looga hadlay filimkii uu sameeyey ninkii Mareykanka ahaa uguna jeesjeesaayey Nabigeena Muxamed Na

(September 17, 2012)
Allaha u naxariistee waxaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho wiil uu dhalay Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ay dileen koox hubaysan oo aan la aqoon haybtooda , Maxamed Nuur Baaruud Gurxan ayaa waxaa Nadwo ay culumo waawayn kasoo qeybgaleen oo dalka sudan lagu qabtay
(September 17, 2012)
Sudan:-Waxaa hoolka shirarka jaamacada Africa lagu qabtay taariikhdu markay ahayd 10/9/2012 habayn talaado ah nadwo si heersare ah loo soo agaasimay. Nadwadan oo qabanqaabadeeda ay iska wada kaash

(September 17, 2012)
Waxaa soo dhamaaday shirkii shuurada ee Tobnaad kaasoo lagu qabtay magaalada Cape Town, iyadoo gudiyada laga dhagaystay warbixino kala duwan oo ku aadan waxqabadkooda sanadkii la soo dhaafay.Golaha da

(September 17, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe xaflada lagu dhaarinayey Wasiiro iyo wasiiro ku xigeen iyo Wasiirul dowlayaal shalay loo magacaabay xilalkaas. Xaflada dhaari

(September 17, 2012)
Golaha Imaamyada Soomaliyeed ee Waqooyiga Mareeykanka Golaha imaamyada Soomaali yeed ee waqooyiga Mareeykanka (North American Counsel of Somali Imams -NACSI) waxay u dirayaan madaxweeynaha cusub ee Ju
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|