Bam Gacmeed lagu weeraray ciidamo ka tirsan DFS oo marayey Isgoyska KM-4
(September 27, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Bam gacmeed lagu weeraray ciidamo ka tirsan DFS oo marayey Isgoyska KM-4 weerarka ayaa sababay khasaaro kala duwan .Bamka lagu we

(September 27, 2012)
New York:-Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi ayaa khudbad uu ka jeedshay aqalk QM wuxuuna khudbadiisa ku bilaabay difaacidda nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم isaga oo

(September 27, 2012)
New York:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Xooghaya Guud ee QM Baan-Ki-Moon ayaa shir gudoominayey kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey Arimaha Soomaaliya waxaana shirk

(September 27, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo wasiirkiisa arimaha Dibada Cabdulahi Xaaji ayaa kulamo kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York madax kala du Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya Uurdoox-9 Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar
(September 27, 2012)
Marxaladdii manaahijta:1978 wixii ka dambeeyay waxaa la galay marxaladda manaahijta oo qof waliba uu la shaqeeyo dadka ay isku arag tida yihiin dhinaca dacwada, taasoo dhammaan ah ijtihaad ay u arka Machadka Khaliil al-Rahman Online ee barashada Qu,aanka Kariimka
(September 26, 2012)
Hargeysa:-Waxaa loogu bishaaraynayaa bulsho waynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan in machadka Khaliil al-Rahman Online uu kuu diyaariyay duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi d

(September 26, 2012)
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xarunta QM ee magaalada New York kulamo kula qaatatay madax kala duwan oo ka qayb galaysa kulanka sanad laha ah, waxaana madaxdaas k Maraakiib dagaal oo ay leedahay dowlada Kenya oo Duqeeyey saaka magaalada Kismaayo
(September 26, 2012)
Kismaayo:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in dhowr gantaal ay soo tuureen maraakiib ku sugan xeebaha magaalada Kismaayo kuwaas oo loo badinay

(September 25, 2012)
Sida aad la wada socoteenba waxaa in mudo ah ku xirnaa Magaalada San Diego ee gobalka California ee cariga Maraykanka, imaamkii Masajidka al-ansaar Shiikh Maxamed Khadar iyo culimo kale oo la xirnayd, Faahfaahin Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo
(September 25, 2012)
Kismaayo:-Wararka ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay duqeyn cirka ah ku qaadeen ma
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|