Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la wareegay amaanka qeybo ka mid ah magaalada B/weyne
(September 25, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta xaafado ka mid ah magaalada B/weyne waxayna xarun ay
Afhayeenka Al-shabaab oo ka hadal Bayaankii shalay ee Afhayeenkii Xisbul Islaam[ Dhagayso Bayaankii Al-shabaab 26-03-2012 Sh Xassan Daahir Aweys]
(September 25, 2012)
Afhayeenka ciidanka ururka Al-shabaab  Shiikh Cabdicasiis Abu Muscab oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa waxaa uu sheegay in aysan ururkiisu ogolaan doonin in la kala dhantaalo midowgii ururka Al-shab
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo ka qeyb galaya shirka QM oo kulamo la qaatay Madaxda Adduunka.[Sawiro]
(September 25, 2012)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan New York oo uu ka qeybgalaya shirka Qaramada Midoobey ee Golahiisa Guud ayaa kulamo la qaatay Madax ka kala socotay waddamada Adduun
AMISOM iyo DFS oo soo bandhigay ciidamo ay ku sheegeen in ay ka soo goosteen Al-Shabaab
(September 24, 2012)
Muqdisho:-Saraakiisha ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa galabta saxaafada u soo bandhigay ciidan ay ku sheegeen in ay ka soo goosteen Ururka Al-Shabaab kuwaas oo ay tiradooda ku sheegeen  242 askari
Safiirka Denmark u qaabilsan Somalia Mr. Geert Aagaard Andersen oo gaaray Garowe
(September 24, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland safiirka Denmark u qaabilsan Somalia Mr. Geert Aagaard Andersen waxaana garoonka Diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyey
Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo ka degay Magaalada Muqdisho.[Dhagayso]
(September 24, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Siyaasiga Cali Cabdi Awaare, waxaana Garoonka ku soo dhaweeyay dadweyne aad u farab
Baarlamaanka DFS oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
(September 24, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta kulan isigu yimid baarlamaanka DFS waxaana shir guddoominayay Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxaana kulankii maanta looga hadlay arimo ay ka mid yihiin amaanka magaalada M
Afhayeenkii Xisbul Islaam Maxamed Macalin ayaa sheegay inay ka baxeen Al-shabaab.(Dhageyso)
(September 24, 2012)
Afhayeenka oo u warramayey bbc-da, ayaa sheegay inay si buuxda uga baxeen ururka Al-shabaab, isla markaasna ay soo saareen bayaan ay ku caddeynayaan amuurtaas, wuxuuna intaas ku daray inay fiirinayaan
Dufcadii 7aad ee ka qalin jebisa Machadu Dacwa ee magaalada Hargeysa.[Daawomasawirada]
(September 24, 2012)
Waxaa magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Kaah lagu qabtay Xaflada si wanaagsan loo soo agaasimay oo loo qabtay  arday ka qalin jabisay Machadu Dacwa oo iyagu noqonaya Dufcadii 7aad oo ka qalinjabisa
Dad rayid ah oo ciidanka Kenya ay ku dileen duleedka degaanka Janaay Cabdalla
(September 24, 2012)
Wararka naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ciidanka dalka Kenya ay dil bareer ah kula kacay dad rayid ah oo ka cararayey dagaalka ka socday degaanka  J

« Previous PageNext Page »