Axkaamta Xajka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax (Video)

October 8, 2012 - Written by

Norway:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Axkaamta Xajka oo uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka jeediyey Masjid Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo  ee xarunta dalka Norway.

 Muxaadarada ayaa Sheekhu waxaa u uga hadlay si kooban axkaamta xajka iyo Qeybihiisa kala duwan.

 Waxaan alle uga  ka baryeynaa in uu Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax  iyo culimada kale uu ka siiyo ajar  inagana naga dhigo kuwo ka faa’iidaystay aaamiin.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii axkaamta Xajka ee uu Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax uu ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Oslo ee dalka Norway.

Yaxye Yare
Oslo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>