Daawo Video qiraal ay sameynayaan kuwii wax ka fuliyey dilkii Sh.Axmed Xaaji.[1aad,2aad]
October 26, 2012 - Written by
Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa dhawaan soo gaaray Cajalkii 2aad ee Video ah oo ay diyaariyeen gudiga Madax banaan ee baarayey dilkii Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Allaha u naxariistee, Gudiga Madax banaan ee baarayey dilka ay geysteen koox dhagar qabayaal ah ayaa guul ka gaaray in uu aqoonsado dhamaan cid alle oo qayb ku lahayd dilkii Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan .
Gudiga Madax banaan ee baarayey dilka Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa waxaa ay ka diyaariyeen ilaa hadda 2 cajal oo Video ah oo iftiimi naya qaabka loo dilay Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ciddii ka danbaysay iyo qaabkii loo abaabulay waxaan la filayaa in ay jiri doonaa xog badan oo ay bixiyeen dhalinyaro badan oo loo hayo dilka Sh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan.
Daawo Video qiraal ay sameynayaan kuwii dilay Sheekh Dr.Ahmed Xaji Ugaar ah Halgan.net
[Qaybta 2aad]
Daawo Video qiraal ay sameynayaan kuwii dilay Sheekh Dr.Ahmed Xaji Ugaar ah Halgan.net
[Qaybta 1aad]
Waxaa diyaariyey
Guddiga Madaxa-banaan ee Baarista
dilkii Dr. Sh.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
Boosaaso
Halgan.net

.gif)

