Madaxweynaha JFS Xasan Sh Maxamuud oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Hindiya

October 7, 2012 - Written by

Mogadishu:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka  Dowladda Hindiya ee Soomaaliya Ambasador  Sibabrata Tripathia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Safiirka Hindiya ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labadda dalka , Ganacsiga, Dib u dhiska, Horumarinta, Ammaanka, iskaashiga labada Dowladood iyo arrimo kale

Ugu dambeeyntii Ambasador  Sibabrata Tripathia ayaa madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha cusub ugu hambalyeeyey xilalka cusub .

–  Dhamaad

Suldan A. Farahseed

Agaasimaha Warfaafinta

Xafiiska Madaxweynaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,019 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>