Taliyihii ciidanka DFS ee magaalada B/weyne Maxamed Maxamuud Ildhigte oo la dilay

October 31, 2012 - Written by

Hiiraan:-War haatan naga soo gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Taliyihii ciidamada DFS ee  Magaalada Beladweyne uu dilay askari ka tirsan DFS ka dib markii ay ku murmeen qaatis Isbaaro u taalay ciidanka DFS buundada liiq liiqato.

Dilka Taliyaha ciidamada DFS ee magaalada B/weyne  Maxamed Maxamuud Muumin Ildhigte ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyey Cali Dhuux Mahad oo ah taliyaha Booliiska Magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Askariga dilay Taliyihii ciidamada DFS ee magaalada B/weyne  ayaa goobta ka baxsaday waxaana haatan howlgalo lagu baadigoobayo askariga dilka geystay uu ka socdaa gudaha magaalada B/weyne.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,174 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>