War-saxaafadeed ka soo baxay dowllada Puntlland oo lagu beeniyey qoraal lagu qoray New York Times

October 8, 2012 - Written by

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta ee dowllada Puntland ayaa waxaa ay ku tilmaameen qoraal lagu soo daabacay Oct. 4, 2012, New York Times, uuna qoray Mark Mazzetti and Eric Schmitt mid marin habaabin ah oo wax looga sheegayo ciidanka Badda dowllada Puntlland oo ay tababarkiisa iyo maalgalintiisuba ay ka qayb qaateen Dowllada Imaaraatka Carabta.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay dowllada Puntlland ayaa lagu sheegay in ay waxba ka jirin warbixinta ah in ciidanka badda ee Puntlland uu yahay ciidan ka madax banaan ciidanka dowllada Puntlland taas oo ah mid aan waxba ka jirin lana doonayana in wax loogu dhimo sharafta ciidanka dowllada Puntlland oo u heelan ka hor taga kooxaha burcadbadeedka ah ee dhibaatada ku hayn jiray dhul xeebeedka Puntlland.

Halkaan ka eeg Somalia Puntland Anti-Piracy Force Making Progress

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,071 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>