Wasiiru-dowlihii wasaradda adeega bulshadda DFS oo ku geeriyooday dalka Kenya
(March 26, 2013)
Muqdisho:-Waxaa saaka si lama filaan ah oo naxdin leh ugu geeriyooday Magaalada Nairobi Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Adeega Bulshada Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhad. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumad

(March 26, 2013)
Garoowe:-Waxaa goordhow soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wafdi ka socda EU waxaana wafdiga horkacaya Ergayga Maraykanka u qaabilsan Somalia Ambbasador James Swan.Wafdiga ayaa w

(March 26, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha JFS Cabdi Faarax Shirdoon iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in uu dhawaan u Ambabaxo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana socdaalkiisa ku weheliya ma

(March 25, 2013)
Turkiya:-Taliyaha hogaanka sare ee ciidanka Xorta (Free Syrian Army (FSA) Col.Riad Al-Assaad ee dagaalka kula jira dowlada Syria ayaa la keenay dalka Turkiya isaga oo qaba dhaawac ka dib markii lagu

(March 25, 2013)
Qadar:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka soo degay caasimadda Qadar ee Dooxa, si uu uga qeyb galo shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha ayaa waxa

(March 25, 2013)
Denmark:-Maxkamad ku taal dalka Denmark ayaa waxaa ay xabsi kala duwan ku xukuntay laba wiil oo walaalo ah ka dib markii ay ciidanka nabadsgida ee dalkaas PET ay ku eedeeyeen in ay ku soo tababarteen Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar) oo ahaa saraakiishii UWSLF oo shil gaari ku dhintay
(March 25, 2013)
Jigjiga:-Waxaa maanta shil gaari ku dhintay Allah ha unaxariistee Maxamuud Xuseen Xasan(Garaar) oo ka mid ahaa saraakiishii ururkii UWSLF waxaan sidoo kale shilka gaari uu dhaawac fudud ka soo gaara

(March 25, 2013)
Kismaayo:-Wasiirka gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku wehl Ra’iisul wasaaraha DFS, Cabdi Faarax Shirdoon oo beri la filayo in uu yimaado Kismaayo
(March 25, 2013)
Kismaayo:-Ra'iisul wasaaraha Dowllada Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo oo la filayey in ay maanta soo gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose a Kulan muhiim ah oo ay yeesheen Ducaada Johannesburg iyo Gudiga Dacwada ee Johannesburg
(March 25, 2013)
Johannesburg:-Waxaa maalintii axada oo bisha ay ahayd 24/03/2013 kulan ku yeeshay Markazka Dacwada ee Al-bayaan ee Johannesburg gudiga dacwda iyo qaar ka mid ah ducaada magaalada JOHANNESBURG ee dalka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|