Mu’asasada Al-irshaad oo deeq gaarsiisay gobolka Shabeelada Dhexe.[Masawiro]
(December 31, 2013)
Jowhar:-Mas’uuliyiinta mu’asasada dacwada & hurumarinta safa ayaa waxaa u suura gashay  inay booqasho & qeybin gargaar u tagaan gobolka SHABEELADA DHEXE degmadiisa jawhar iyagoo halkaas k
Issimada soo Jireenka ah ee Puntland oo gudi farsamo iska dhex doortay
(December 31, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in saaka kulan ay isigu yimaadeen isimada soo jireenka ah ee Puntland waxaana ay kulankooda uga hadleen qa
Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo soo dhaweeyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka Puntland.[Dhagayso]
(December 31, 2013)
Garoowe:-Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u tartamaya doorashadda Madaxtinimada Puntland ayaa soo dhaweeyay Liiska Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka Dowladda Puntland ee Guddiga Xalinta khilaafaadka iy
Waa kuma Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ?
(December 31, 2013)
“Dooro Musharax lagu hubo Dedaal, Daacad, Diin jeceyl, Dadnimo iyo Waayo aragnimo Siyaasaddeed”. Tartan ayaa loogu jiraa Doorashada Madaxtiminadda Puntland ee shanta sanadood ee soo socota oo dhac
Ku xigeenka duqa Gaalkacyo oo Bam lagu weeraray
(December 31, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa saaka Miino dhulka lagu aaso lagu weeraray ku xigeenka duqa Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax, waxaan soo gaaray dhaawac fudud oo u badan firir. Ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Cabd
Musharaxiinta Puntland oo aqbalay xubnaha cusub ee baarlamaanka Puntland
(December 31, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in musharaxiinta ay aqbaleen liiska xubnaha Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ee xalay ku dhawaaqeen gud