Wariye ay jir dileen ilaalada musharax Maxamed Cabdi Nuur.[Masawiro]
(December 25, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka uu isku dhac dhexmaray mid ka mid ah wariyaasha u shaqeeya Tv-ga Somsat iyo askari ilaalo u ahaa musharax Maxame Cabdi Nuur, falka ayaa dhacay ka dib markii askariga uu diiday in Murashixiinta Puntland oo sheegay inay aqbaleen Gudiga Doorashada Puntland
(December 25, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in Musharaxiinta u taagan madaxtinimada Puntland ay maanta kulan ku qaateen magaalada Garoowe waxayna sheeg Taliyaha guud ee ciidamada Puntland Gen Saciid Dheere oo Shirjaraa,id ku qabtay Garoowe
(December 25, 2013)
Garoowe:-Taliyaha guud ee ciidamada Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere) ahna taliyaha howl-galka xiliga doorashada Puntland ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalaa Garoowe ee xar Nadwo ka hadlaysa danta guud iyo Dowladnimadda oo ka bilaabatay magaalada Garowe[Cod/Masawiro]
(December 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa caawa oo ay taariikhdu tahay 23/12/2013 ka bilaawday masjidka Xaaji Cali ee Garoowe ,Nadwo cilmiyeedkii 5aad oo ay soo qaban qaabisay sanadkiiba mar Mu’asasada al minhaaj ee dacwa Hay’adda Haro iyo Guddiga culimada oo maanta qeybiyey 650 neef oo ari ah(Masawiro)
(December 24, 2013)
Garoowe:-Hay’adda Haro oo ka mid ah hay’addaha ka shaqeeya arrimaha bulshadda iyo hormarintooda ayaa waxaa ay u qeybiyeen qoysaskii ku cayroobay duufaantii dhawaan ku dhuftay deegaano ka tirsan Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo sheegay in xildhibaano uu soo saxiixay (Dhageyso)
(December 24, 2013)
Taleex:-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Issimada wax ka yagleelay Puntland ayaa sheegay in uu soo saxiixay ilaa 10 xildhibaan oo ka mid noqon doona xildhibaanada Baarlamaanka Puntland kuw Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garowe.[Masawiro]
(December 24, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada Puntland waxaana socdaalkiisa ku weheliya cuqaad,yo nabadoono caan ka ah g Waa wareeeeeeey!!!!!! – Maqaal W/Q Xaashi Yaasiin Cismaan
(December 23, 2013)
Hordhac Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi! Maxaa kee Maamulka gobolka Bari iyo kan Degmada oo dhagax dhigay wado laami ah oo Cusub
(December 23, 2013)
Boosaaso:-Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada magaalada Boosaaso ayaa maanta dhagax dhigay wada laami ah oo cusub waaana wadada ay ka bilaaban doontaa halka lagu magacaabo maqaska waxayna ay gaari Xaflad Quraan Akhris ah oo lagu qabtay Masjidka Shaafici ee Minneapolis.[Daawo]
(December 23, 2013)
Minneapolis:-Waxaa Masaajidka shaafici ee magaalada Minneapolis lagu qabtay xaflad lagu soo bandhigayo akhrinta quraanka Kariimka iyadoo lagu akhriyey qiraa'ooyin kale duwan ayna ka soo qayb galeen du
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|