Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool galbeedka Canada

May 16, 2014 - Written by Editor

ogeysiis1Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Galbeedka dalka Canada gaar ahaan Edmonton iyo magaalooyinka u dhow in la qaban doono Mutamarkii ugu waynaa abid, oo gobolladaan Jaaliyadu ku qabsato. Mutamarka waxaa ka soo qeyb gali doona haduu ALLAAH idmo culumada kala ah:-

1- Sh Mohamed Dirir
2- Sh Mohamed Idris
3- Sh Abdirahman Sh Omar
4- Sh Mohamed Sh Abdullaahi
5- Sh Osman H Madad
6- Sh Mahmoud Sh Abdirahman
7- Sh Abdirisaq Elmi ( Fagare).
Haddaba waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Galbeedka Canada gaar ahaan Edmonton iyo magaalooyinka u dhow in ay nagala soo qayb galaan ayna gaarsiiyaan Saaxiibadoo kheyrkana ay ku soo casumaan.

TAARIIKH: May 31 June o1. 2014. WAQTIGA: 12:00 pm – 10:00 pm GOOBTA: Edmonton Islamic Academy, 14525 127 st, Edmonton, AB.

Wixii Faahfaahin ah kala soo xiriir Masjidka AL- SAHABA
Phone: (780) 757 8800
Email: info@sahabamosque.ca

Abdirashid Ali Mohamed ( Aki )
Maamulaha Masjidka

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online