Boqor Burhaan Boqor Muuse oo hadiyad la gudoonsiiyey (Masawiro)

May 25, 2014 - Written by Editor

SONY DSCQardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta loo doortay in uu noqdo boqorka beelaha daarood ayaa waxaa lagu caleema saaray magaalada Qardho waxaana xaflada ay ahayd xafladii ugu weynay ee lagu qabto dalka Soomaaliya ayaa  boqorka ayaa waxaa hadiyad  gudoonsiiyey suldaanka Beesha Meheri Ismaail.

Dhanka kale waxaa khudbad wacdi ah oo qiimo badan ka jeediyey Sheekh Daahir Aw cabdi wuxuuna ku waaniyey odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta in ay alle ka baqaan oo umada Soomaaliyeed u kacaan in ay ka saaraan dhibta ay ku jirto.

no images were found

Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa u soo jeediyey Madax dhaqameedka Soomaaliyeed umada Soomaaliyeed isku duubni iyo in ay umada Soomaaliyeed heshiisiiyaan oo ay mideeyaan

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online