Boqor Burhaan Boqor Muuse oo la Caleema-saaray (Masawiro)

May 25, 2014 - Written by Editor

11Qardho :-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa maanta si rasmi ah loogu caleema-saaray Boqorka Beelaha Daarood ee 34aad waxaana xaflada Caleema saarka ay ka dhacday magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar

Xafladda Caleema-saaray ee Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa,waxaa ka qeybgalay Ergooyin aad u tiro badan oo ka kooban madax ka tirsan DFS Puntland ,DDS ,Cuqaal Isimo ka kala yimid gobalada dalka Soomaaliyeed waxaana ay ahayd xafladii ugu weyneyd ee lagu caleemo saaro mid ka mid ah Isimada Beelaha Soomaaliyeed

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online