Caleema-Saarka Boqor Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.[Video]

May 25, 2014 - Written by Editor

boqorkaQardho:-Waxaa maanta jawi degan oo heer sare ah ku soo gabagaboobay Caleema-saarka Boqor Beelaha Daarood Boqoe Burhaan Boqor Muuse ee saaka ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, Xaflada Caleemasaarka ayaa waxaa ka soo qayb galay in ka badan 5000 oo ergo oo iskugu jira Issimo , Cuqaal , Nabadoono , Siyaasiyiin iyo madax ka socotay Dowladda Federaalka Soomaaliya , Puntland , Jubbaland, DDIS, Jabuuti , Yemen

Hoos ka Daawo Caleema-saarka Boqor Beelaha Daarood Boqoe Burhaan Boqor Muuse ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Qardho

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online