C/fitaax Maxamed Geeseey oo laga waraystay Qaraxii ka dhacay Baydhabo[Dhagayso]

May 12, 2014 - Written by Editor

baydhaboBaydhabo:-Guddoomiyihii hore ee gobolka Bay C/fitaax Maxamed Geeseey ayaa waxaa uu waraysi gaar ah uu siiyey Idaacadda VOA- waxaa uu uga waramay qarax is miidaamin ah oo la doonayey in lagu khaarajiyo. Guddoomiyihii hore ee gobolka Bay C/fitaax Maxamed Geeseey ayaa sheegay inta uusan qaraxu dhicin ay ilaaladiisu ay joojiyeen gaariga ka dib markii ay ka shaki yeen oo uu gaarigu si xawli ah u socday, Qarax ayaa waxaa ku dhintay 10 qof waxaan ku dhaawacmay in ka badan 24 qof Waraysi uu siiyay laanta af soomaaliga ee VOA ayuu ku sheegay in baabuurkiisa lala soo beegsaday baabur kale oo uu waday qof isa soo miidaamiyay.

Hoos ka Dhagayso Waraysiga  guddoomiyihii hore ee gobolka Bay C/fitaax Maxamed Geeseey

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online