Diyaarado Dagaal oo maanta mar kale Duqeeyey Degmada Jilib

May 20, 2014 - Written by Editor

duqeynJilib:-War goor dhow naga soo gaaray degmada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in diyaarada ay leedahay dowlada Kenya ay Duqeyn ka gaysteen qeybo ka mid ah degmada.Jilib .

Mid ka mid ah ducaada ku dhaqan Jilib ayaa u xaqiijiyey Halgan.net in diyaaradaha Kenya ay Duqeyn geysteen maanta laba jeer uuna jiro khasaaro kala duwan. Waa markii labaad oo ay diyaaradaha Kenya ay weerar cirka ah ku qaadaan xarumo ay sheegeen in ay leeyihiin ciidamada Al-Shabaab 48 saac gudahood

Faahfaahinta warka dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online