Isimo iyo Siyaasiyiin ka yimid magaalada Muqdisho oo soo gaaray magaalada Qardho (Masawiro)

May 25, 2014 - Written by Editor

IMG_3914Qardho:-Wafdi culus oo isigu jiraa Cuqaal iyo Siyaasiyiin ayaa saaka soo gaaray magaalada Qardho si ay uga qeyb galaan xaflada Caleema saarka ee Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaana ka mid ah wafdiga ka yimid magaalada Muqdisho imaamka beesha Abgaal ,Raisulwasaarihii hore ee DFS Pro. Cali Maxamed Geedi,Xassan Abshir Faarax iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Waxaa kale oo saaka soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar Ugaaska beesha Sade oo hogaaminaya wafdi balaaran oo uu hogaaminayo.

no images were found

M_M Deeq
Halgan-.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online