Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Cismaan Bin Cafaan Hargeysa (Dhageyso)

May 3, 2014 - Written by Editor

Gadhle1Nairobi:-Waxaa shalay Masjidka lagu magacaabo Cismaan Ibnu Cafaan ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ka jeediyey khudbadii Jimcaha  Sheekh Maxamed Cali Gardhle,wuxuuna Sheekhu Khudbadiisa uga hadlay in waaridka loo ixsaan falo.

Sheekh Maxamed Cali Gardhle ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday  ixsaan falka Waaridka iyo sida ay shareecada Islaamka u siisay Ahmiyada .

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Cismaan Ibnu Cafaan Sheekh Maxamed Cali Gardhle

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/mj6hxmryl5/gadhle.MP3.mp3]

Ama Halkan MP3

Halgan.net
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online