Madaxweynaha Puntland oo khudbad ka jeediyey xaflada caleema saarka Boqor Burhaan Boqor Muuuse ( Dhageyso)

May 25, 2014 - Written by Editor

Cabdiweli_GaasQardho:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa  khudbad kooban maanta ka jeediyey xafalada caleema saarka ee Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaana uu hambalyo diiran u diray Boqor Burhaan Boqor Muuse isaga oo alle uga baryey in uu la garab galo howsha loo caleemo saaray

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale mahad celin balaaran u jeediyey dhamaan ergooyinkii ka soo qeyb galay xaflada Caleema saara Boqorka beelaha Daarood wuxuuna sheegay in Puntland ay ku soo dhaweynayo gacmo furan

Madaxweyne Gaas ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Afaafka hore ee golaha shacabka DFS iyo waraxii ka dhacay xalay dalka jabuuti wuxuu tacsi u diray Dadkii ku dhintay ehelkoodii

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdi weli Gaas ayaa ku tilmaamay kooxda Al-Shabaab kuwa cadow ah oo loo baahan yahay in uamada Soomaalyeed ay meel uga soo wada jeestaan

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyey Xaflada caleema saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka beelaha Daarood

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/6hduw27vqv/SP0000.mp3]

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online