Nolosha Wanaagsan Sh.Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]

May 27, 2014 - Written by Editor

UMALHargeysa:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaro qiimo badan waxaa uu ka jeedi yey mar kale masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/lland waxaana uu Sheekhu Cinwaanka muxaadaradiisu ay ahay ”Nolosha Wanaagsan.”

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa aad sheegay in qof walba oo aduun ku nool ay raadinayso nolol wanaagsan balse waxaa ay dadku ku kala duwan yihiin qaabka qof walba uu u raadi nayo nolosha wanaagsan, Sheekha ayaa sheegay in dadka qaarkiisa ay u maleeyeen in nolosha waaagsan lagu gaari karo oo kaliya in qofku uu hello maal halka qaar kalena ay iska dhaadhicyeen in nolosha wanaagsan ay ku jito oo kaliya in qofku uu noqdo Madax.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Nolosha Wanaagsan Sh.Maxamed Cabdi Umal



Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online