Qaraxyo ka dhacay caawa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya(Masawiro)

May 4, 2014 - Written by Editor

DSC00522Nairobi:-Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in mar kale caawa Bambaanooyin lagu tuuray laba Bas oo ka dhex shaqeeya magaalada Nairobi kuwaas oo marayey wadada Thika, oo u dhow Hotel caan ah iyo Suuq ganacsi. Wararka hordhac ah oo ay baahiyeen warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegaya in qaraxyada ay ku dhinteen 4 qof waxaana ku dhaawacmay in ka badan  27 qof oo kale .

Ciidamada Booliska ee magaalada Nairobi ayaa goobta qaraxyada ka dhacay soo gaaray waxaana la daadgureeyey dad badan oo dhaawac ah isbitaalada magaalada Nairobi.

no images were found

Warka oo faahfaahsan  dib baan idinka soo gudbin doonaa  inshalaah

Cabdi Yare
Halgan.net
Isha Masawirada Dailynaiton

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online