Sh.Abu Cabdi Malik oo ka hadlay dhibaatada Kooxda Khawaarijta Ee Daacish (Dhageyso)

May 12, 2014 - Written by Editor

jabhaSuuriya:-Waxaa lagu faafiyey Shabakaddaha taabacsan Jabhada Islaamiga ee Suuriya kalimad qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh Abu Cabdil Malik Madax Lajnada Sharciga ee Jabahada Islaamiga Fariin cod ah oo uu kaga waramay dhibaatada kooxda Daacish ku heyso Shaam. Madax Lajnada Sharciga ee Jabahada Islaamiga Sheekh Abu Cabdi Malik ayaa fariintiisa waxaa uu ugu magac daray (طوبى لمن قتلهم وقتلوه) waxaana uu ka waramay xaalada dalka iyo guulaha ay gaareen Jabaha Islaamiya,Jabhada Al-Nusra ,Ciidanka Mujaahidiinta oo is kaashanaya .

Madax Lajnada Sharciga ee Jabahada Islaamiga Sheekh Abu Cabdi Malik ayaa ka waramay Khawaarijta Daacish iyo dhabar jabinta ay ku hayaan Mujaahidiinta Shaam iyo dagaalka ay isbuuc ka wadeen Deyra Suur iyaga oo ka faa,ideysanaya dagaalada culus ee ka dhexsocda Jabha Islaamiya .Jabahada Al-Nusra iyo Jeyshul Mujaahiidiin oo isku dhinac ah iyo dowlada Nuseyriga iyo Xisbulaah.

Madax Lajnada Sharciga ee Jabahada Islaamiga Sheekh Abu Cabdi Malik ayaa ugu baaqay dhamaan kooxaha Islaamiyiinta in ay dulqaataan oo sabraan wuxuuna balan qaaday in kooxda Daacish mar un laga sifeyn doono dhulka barakeysan ee Shaam.

Hoos ka Dhageyso كلمة للشيخ ابوعبد الملك رئيس المجلس الشرعي للجبهة الإسلامية بعنوان : طوبى لمن قتلهم وقتلوه

Cabdi Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2014
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online