Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Xassan Ibraahim Ciise.[Dhagayso]

June 13, 2014 - Written by Editor

alhidaayaNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Xassan Ibraahim Ciise, wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada Salaad oo ah Tiirka 2aad ee Arkaanta Islaamka, Sh Xassan ayaa waxaa uu aad u qaadaa dhigay Ahmiyadda Salaad , Fadliga ay Salaadu u leedahay qofka ooga  iyo weliba Cuquubada soo gaaraysa Qofka aan Salaada Tukan.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimacah ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Xassan Ibraahim Ciise

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/778ysihghb/SALAADA.mp3]

Halkaan ka Dhagayso MP3

Mohamed Ahmed Ismail
Halgan.net, Nairobi

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online