Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)

June 20, 2014 - Written by Editor

shibleNairobi:-Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa maanta kudbadii Jimcaha waxaa uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxana uu ka hadlay soo dhawaanshaha iyo isku diyaarinta bisha barakaysan ee Ramadaanka, Sheekh Maxamuud Shible ayaa dadweynaha aad ugu tirtirsiiyey u diyaargarowga iyo soo dhaweynta Bisha Ramadaan wuxuuna yiri Sheekhu “waxaan ubaahanahay sadex arimood inaan isugu diyaarinaa bisha ramadaan ee inagu soo dhow” “inaan nafteena diyaarino oo niyada sii sifayno”

Sheekh Maxamuud Shible ayaa sidoo kale shacabka soo xaadiray khudbada ugu baaqay in ay bartaan sharciga alle gaar ahaan bartaan axkaamta Bisha Ramadaan si dhamaanteen aan u helno janada alle loona aqbalo soonkeena

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamuud Shible

[audio: https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/06/khudbah-Ramadanka-sh-shibli.mp3]

Ama Halkan Mp3
Mohamed Ahmed Ismail
Halgan.net
Nairobi

 

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online