Kooxda Khawaarijta ee Daacish oo ku dhawaaqday Khilaafa Islaamiya (Dhageyso)

June 29, 2014 - Written by Editor

daacishKooxda Khawaarijta ee Daacish ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in amiirkooda uu yahay Khilaafada Muslimiinta iyo imaamka caamka ee Muslimiinta waxaana arinkaas ku dhawaaqay afhayeenka kooxda Daacish Abu Maxamed Al-Cadnaani.

Kooxda Daacish ayaa waxaa in ay khawaarij yihiin ku xukumay wadaadii la dhacsanaa Fikirka Al-Qaacida waxaana lagu heystay sheegashada in ay yihiin dowlad Islaami ah balse waxaa uu xadgudubka diineed la gaaray in ay yiraahdaan amiirkeena baa ah Amiirka Caanka ee Muslimiinta ama jooga booskii Khilaafada Muslimiinta waa yaab quluwiga waa cudur dilaa ah.

Kooxda Daacish ayaa in badan waxaa ka digay culumada Caalamka Islaamka balse maanta waxay u gudubtay meeshii ugu sareysay.Abu Maxamed Al-Cadnaani ayaa maanta ku dhawaaqay in amiirkooda Al-Baqdaadi uu aqbalay beyco ay la galeen golaha shuurada in uu noqdo amiirka Muslimiinta Caalamka

Hoos ka Dhageyso Afhayeenka Kooxda Daacish Abu Maxamed Al-Cadnaani oo ku dhawaaqaya in Amiirkooda uu yahay Khilaafada Muslimiinta

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/82arh5hlgu/wa3d.mp3]

ama Halkan Mp3

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online